Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Firdhiye miyaa loo ogolaaday ka qaybgalka Shirka Xamar ka socda?
    Puntland

    Firdhiye miyaa loo ogolaaday ka qaybgalka Shirka Xamar ka socda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda B&K iyo kuwa DFS ee sharciyada lumisay qorshahoodu ma’ahayn in ay Maanta kulmaan xafladaha daraadood,balse umadaxweynayn loo samaynayay Firdhiye kadib markii aad looga xumaaday ilhaamadii lagu sameeyay,ayaa la go’aamiyay in laysku yimaado oo laga dhagaysto xaalada Laascaanood.

    Firdhiye markii horaba Talyaaniga,ayaa loo waday oo Shirkado Shidaal,ayaa kulamo looga qabtay,kuwaasoo koox dulaaliin ah oo Dowlada Xasan ka mid ah ay soo diyaarsadeen.

    Sii maridiisii Xamar ayay Timacade,Xoosh iyo Xamse ubadaleen in uu ka qaybgalayo kulanka,waase socon waayay warkaas.

    Haatan salaan iyo sawiro uu la qaato Odoyaasha,maku filan tahay in ay ka dhaqdo oo soo kabto ilhaamadii dhacday?

    Xasan waa ka qabiilisan yahay Nin fursad siiya Deegaan Daarood leeyahay.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.