Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xisbiga ANC oo ku wajahaya Doorashada loo dareeray loolan adag
    Somalia

    Xisbiga ANC oo ku wajahaya Doorashada loo dareeray loolan adag

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dadka Koonfur Afrika,ayaa maanta codeynaya mid ka mid ah doorashooyinka guud ee ugu muhiimsan dalka ilaa dhammaadkii Midabtakoorka.

    Xisbiga talada haya ee ANC kaas oo wadanka ka xoreeyay cadaanka tirada yar xukunkooda ayey suuragal tahay in uu lumiyo aqlabiyadda baarlamaanka markii ugu horeysay.

    Taageerayaasha Xisbiga;ayaa aad uga careysan musuqmaasuqa, dambiyada sii kordhaya iyo biyo iyo koronto yarida. Madaxweyne Cyril Ramaphosa oo codkiisa ka dhiibanayay Soweto,ayaa sheegay in aysan shaki ugu jirin in dadka ay tusinayaan kalsoonidooda ANC.

    John Steenhuisen, hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ee Isbahaysiga Dimuqraadiyadda ayaa ku tilmaamay codeynta in ay tahay fursadii ugu horeysay ee muddo Soddon Sano ah isbeddel lagu sameynayo.

    Dad badan oo codeynayay,ayaa qabowga arroortii hore ku dhiiraday in ay soo baxaan. Qaar ka mid ah dadweynahaas ayaa carro kaga tagay goobaha codeynta ee dalka kaddib markii la waayay magacooda.

    “Magaceyga wuu aqrin waayay Mashiinka. Markasta halkan ayaan ka codeeyaa balse maanta Magaceyga halkan ma yaalo”’Ayuu yiri Nomvula Ziswana oo 53 jir ah

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.