Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay uyimaadeen Puntland weftiga Sare Ee M16 ?
    Puntland

    Maxay uyimaadeen Puntland weftiga Sare Ee M16 ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftiga Shalay soo gaaray Garowe ee ka socday Dowlada UK,waxaa qayb ka ahaa Saraakiil sar sare oo ah M16 laanteeda dibada uqaabilsan.

    Ujeedka imaatinkoodu,waa in ay PL kala Shaqeeyaan amaanka Geeska Afrika.

    Si gaar ah hay’ada sirdoonka PL ee Pisa,ayay la yeelanayaan wada shaqayn rasmi ah,waxaana kor loo qaadayaa Tababarada iyo Qalabka hay’ada,iyadoo la dhisayo garab dagaallama oo hay’adu leedahay.

    M16 in ay ka hawlgasho Somaliya si rasmi ah,waxaa ugu danbaysay 1991-dii Dowladii Siyaad Barre,marka laga soo tago Laan la hawlgasha SL oo Gacanta ku haysa Ciidamada RRU.

    Ka hawlgelida M16 ee PL,waxay utahay Sharaf,maqaam iyo fursad weyn.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.