Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xaafiiskii Xisaabiyaha PL oo mudo hawlgab ah
    Puntland

    Xaafiiskii Xisaabiyaha PL oo mudo hawlgab ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa muhiim in la magacaabo Xisaabiyaha si isla Xisaabtan ujiro.

    Xisaabiyihii hore,waa ka baxay Wadanka oo dibada,ayuu udhoofay,isla markaana lama magacaabin mid kale,taasoo ka dhigan in uusan jirin Xaafiis la Xisaabtama hay’adaha Dowlada.

    Tagida Xisaabiyaha,waxaa soo dadajiyay saan xogta ku helay Dhaqaale la lunsaday oo baaris kadib uu ku Lug yeeshay.

    Haatan MW Deni,waxaa laga rabaa in uu dadajiyo Magacaabista Xisaabiye aan lagu soo xulin iigee ee lagu keenay Aqoon,khibrad iyo hufnaan.

    Xaafiiska Xisaabiyaha PL,waa awood jirta,isla markaana leh Miisaaniyad gaaraysa Sanadkii $200-kun.

    Xisaabiyuhu,waa umuhiim Nidaamka Dowladeed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.