Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ka dhigan tahay Warqada kasoo baxday PL Ee BC la wadaagtay?
    Puntland

    Maxay ka dhigan tahay Warqada kasoo baxday PL Ee BC la wadaagtay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Puntland,waxay cadaysay in aysan uxayirnayn Mashaariicda fulintooda dhankeeda.

    Warkan,wuxuu jawaab celin uyahay war ka yimid BC oo si hoose PL looga dalbaday in ay fasaxdo Mashaariicda oo ay ogolaato in ay Saxiixdo dhankeeda.

    Dhanka kale,waxaa jirtay dood Xasan waday in mudo ah oo ahayd…..

    “PL Nin ucaraysan RW oo Dabeecad xun,ayay u afduuban tahay ee waxba iskuma hayno,isla markaana dhankayaga wax walba waa naga diyaar”.

    Doodaas Xasan Caawa yay soo afjarantay oo PL si cad ugu cadaysay BC in ay diyaar utahay dhankeeda Mashaariicda in aan la Siyaasadayn.

    Waa mid ka mid ah dhaliilihii MW Deni lagu haystay oo ahayd xiriirka BC ilaali oo xooji kana jawaabceli doodaha Villa Somaliya oo uu waxkaqabtay.

    Haldoorka reer PL ,waxay ku raacsan yihiin Madaxtooyada in laga daba tago oo la saxo khaladaad horay loo galay,iyadoo jidbo Somalinimo ay jirto dibna loosoo cesho Siyaasadii ahayd SL,PL iyo B&K,isla markaana Mashaariicda iyo loolanka Siyaasada lakala leexiyo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.