Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Yaa umaqan Maydadka R.PL Ee ku Aasan Iskuul Boolisiya?
    Puntland

    Faallo:-Yaa umaqan Maydadka R.PL Ee ku Aasan Iskuul Boolisiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida Dad xog ogaal ah ay xaqiijinayaan Maydadka ku Aasan Iskuul Boolisiya,waxaa ugu badan Dad kasoo jeeda PL oo ahaa Ciidan ,masuuliyiin iyo Dad caadiya oo Dowladnimada raacay.

    Dadka ugu badan ee halkaas ku Aasan,waxay dhinteen xilligii Dowladii Cabdullaahi Yuusuf oo waa Askartii ka raacday PL.

    Haatan Maydadka halkaas ku aasan ehelkooda nool ma joogaan Xamar,mana yaqaanaan meel uu kaga aasan yahay oo Magac iyo Astaan maleh intooda badan kaliya Dadku,waxay haystaan in Dadkoodii halkaas lagu aasay.

    Way fiicnaan lahayd in Dowlada PL soo farageliso oo ugu yaraan Maydadka la garan karo ay soo qaado.

    Koox ka socota Wasaarada Caafimaadka oo loo kireeyay Diyaarad in loo diro ayay ku fiicnaan lahayd.

    Haday ugu badato $20-kun,ayaa ku baxaysa soo ururinta Maydadka la garan karo oo ay ugu horeeyaan Saraakiil Ciidan,Siyaasiyiin iyo Dad Magac leh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.