Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Siyaasi Dool maka dhabayn doonaa hadalkiisii?
    Somalia

    Faallo:-Siyaasi Dool maka dhabayn doonaa hadalkiisii?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 20, 2024Updated:June 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cismaan Cumar Dool oo ka mud ah Siyaasiyiinta heerka dhexe ee Somaliland,ayaa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Hargaysa Maanta.

    Dad taageeraya,ayaa ku hor banaan baxay Afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha,waxaana markii danbe kala cayriyay Booliska SL.

    Dadka lakala cayriyay ee soo dhaweynta Dool uyimid Garoonka,waxaa ku jiray Suldaan Daa’uud oo ah Suldaanka Guud ee Beelaha Garxajis ama SL iyo Duqa Magaalada Hargaysa Mooge.

    Xariga Dool,ayaa,waxaa ka lifay hadalo xasaasiyad wata oo uu horay ujeedoyay,isagoo dibada jooga.

    Hadaba Dool maka dhabayn doonaa hadalkiisii hore ee ahaa in uusan MW Muuse Biixi xiri karin haduu xirana Dhul garlic dhacayo….

    “Hadii Muuse ixiro oo Boqol Wiil ku dhiban waydo xarigayga,waxaan Usujuudayaa Muuse oo aan Caabudayaa”.Ayuu yiri Dool.

    Dhanka kale Dad badan,ayaa qaba mar hadii hadalkiisii la beeniyay oo la tusay in la xiri karo waa laga adkaaday Dool.

    Mida kale Xarigu waa Qacda hore iyo in lagu ilhaameeyo,taasna way dhacday oo Suldaankiisii oo taagan,ayaa la kaxaystay.

    HHatan Dool,waxaa lagu soo sii daayay dadaal iyo door Odayaal qaateen oo banaanka ayuu joogaa.

    SL Oo 40-Sano ku dhawaad baadigoobaysa aqoonsi Dowladeed,waxay dhacdooyinkan ku yihiin dhabarjab iyo fashilin hadafkii gooni isutaaga.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.