Waxaa maanta magaalada hargaysa ka  furmay kalafadhigii 62-aad ee Golaha Guurtida Somaliland,
Kalfadhigan ayaa waxaa furay oo shir gudoominayay  Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Gaal.
Qodobada horyaala kala fadhigan ayaa waxaa ka mid ah mudadii Madaxweynaha iyo Golayaasha Somaliland oo gaba gaba maraya iyo dawlada cusub ee Fadaraaalka Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka