Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Muuse dharbaaxo Siyaasadeed,ayaa ku dhacday!!
    Somalia

    Faallo:-Muuse dharbaaxo Siyaasadeed,ayaa ku dhacday!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    26-kii June ayay ahayd in la saxiixo heshiiskii isfahan ee Somaliland iyo Itoobiya.

    Ma dhicin oo 30-ka Bisha oo Maanta ku beegan,ayaa markale la sheegay in uu qabsoomayo.

    Si la mid ah ma hirgelin mar Labaad,waxaana taa badalkeeda la iclaamiyay in Itoobiya iyo Somaliya weftiyo ka kala socda ay ku kulmayaan Turkiga.

    Waxaa muuqata in cadaadiskii BC shaqeeyay oo saamayn ku yeeshay Labada dhinac ee Somaliya iyo Itoobiya oo ay dabac muujiyeen.

    Hadii kulamada Somaliya iyo Itoobiya ay qabsoomaan oo Itoobiya ay ka baaqsato ficil ubadalida isfahankii SL Muuse Biixi,waa ku fashilmay Siyaasada guud ahaan,waxaana uqurxoon in uu Doorasho qabto taladana wareejiyo oo uusan xataa tartamin.

    Jabkii Gooja-cade iyo jabka MOU haday Muuse isku raacaan,waa ku daayay Siyaasiyan gudo iyo dibad.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.