Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaan ka naqaanaa hogaamiyaha Shiicada Ee qaabilay weftiga Somalida?
    Somalia

    Maxaan ka naqaanaa hogaamiyaha Shiicada Ee qaabilay weftiga Somalida?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cammar Al-Xakiim,waa Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee Wadanka Ciraaq kaas oo ah isbahaysi siyaasadeed oo dalkaas ka dhashay Sanadkii 2018-kii.

    Balse horay waxa uu u soo noqday Madaxa kooxo badan oo Shiico ah oo aad u saameyn badnaa, waxaana ugu waynaa Golaha Islaamiga ah ee Sare ee Ciraaq, golahaas oo isna ahaa mid siyaasi ah.

    Golahaas,ayaa waxaa hoos imaan jiray Maleeshiyadii aadka u xooganeed ee Shiicada ee la oran jiray Guutada Badar.

    Kooxdaas,ayaa markii hore waxay ahayd isbahaysi xoogan oo ka dhashay kooxo kala duwan oo Shiico ah oo midoobay, waxaana sanadkii 2005-kii ay ku guuleysteen kuraastii ugu badnayd ee Baarlamaanka Wadankaas.

    Kooxdaan,waxaa aasaasay oo Madax ka ahaa Cammar Aabihii oo ahaa Nin saamayn badan ku lahaa Shiicada Ciraaq.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.