Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Eray markale calaamad su’aal saaray Da’da Biden oo kasoo fakaday
    Somalia

    Eray markale calaamad su’aal saaray Da’da Biden oo kasoo fakaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Biden,waa mid ka mid ah Siyaasiyiinta taariikhda Maraykanka meel sare ka galay oo ku dhawaad Nus Qarni u adeegayay Qaranka balse haatan la liic liicaya Da’da.

    Xilli xun oo uu ku jiro olole Doorasho iyo xagsashada in uu sii ahaado Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga ee Madaxweynaha Maraykanka laguna cadaadinayo in uu isku dhex yaacay oo ay tahay in uu tanaasulo,ayaa eray kasoo Fakaday.

    “Isagoo ula jeeda MW Ukrain,ayuu ugu yeeray MW Putin,inkastoo uu deg-deg isku saxay hadana khaladka Saxaafada horteeda iyo caalamka,ayuu uga dhacay”.

    Doodii uu lagalay Trump;ayaa lagu dhaliilay in ay aad uhoosaysay oo ay muujisay awood yari hogaamineed.

    Shirka Nato ee Maraykanka,ayaa la filayay in uu ka faa’idaysto oo kabasho Siyaasadeed ka helo,balse ,isagana eraygan,ayaa dilay.

    MW Maraykanka oo ah MW Caalamka marka laga duulayo saamayntiisa Biden in uusan sii ahaan karin,ayay umuuqata marka la qiimeeyo Da’da ka daba timid.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.