Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxa Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji oo lagu dhagan yahay
    Somalia

    Madaxa Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji oo lagu dhagan yahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2024Updated:July 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua si cad,ayuu ugu dhawaaqay in Talyaha Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji uu ku fashilmay Shaqada oo uusan lahayn awood uu ku hogaamiyo hay’ada.

    Shaqadu in ay ku cusub tahay oo uu si khaldan wax umaamulay Saraakiil muhiim ah oo khibrad lahaana Shaqada ay daraadiis uga tageen,ayuu sheegay.M.xigeenka.

    Waa dhawaaq weyn oo ka dhan ah Nuuradiin Madaxa sirdoonka Qaranka Kenya.

    Waxaa muuqata Somalida Kenya oo ku fadhiday Kuraasta amniga in lagu soo jeenstay oo ay luminayaan markan.

    Ruto ma sii difaaci doonaa mise…?

     

    Halkan ka daawo muuqaalka M.xigeenka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/qmM_xk2fJpZDitTC.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.