Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Tagida Samatar maxay SL Doorashooyinkeeda iyo Siyaasadeeda udhimi kartaa?
    Somalia

    Faallo:-Tagida Samatar maxay SL Doorashooyinkeeda iyo Siyaasadeeda udhimi kartaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Samatar macno lama joogin miisaana lama tagin.

    Awdal saamayn toos ah iyo mid dadban midna kuma leh.

    Doorashooyinka SL,waxba kama,badali karo oo waxaaba tusaale kuugu filan Xisbigiisii oo laga cayrshay.

    BC hadaladiisa uma hakanayaan oo maqaamkiisa Prof ee wax ka dhiga Jaamacadaha la tixgeliyo way sii yaraatay.

    Sideedaba Dadka Somalida ah ee gaaray darajada PHD,calaamad su’aal,ayaa fuushay marka la arkay ilaa 7-Prof oo ay macno dhaamaan Dadka xataa Dugsi hoose aan soo marin?

    1.Ma awoodaan in ay Ummadda wax ka badalaan.

    2.Ma awoodaan aragtida ay qabaan in ay Ummadda ku shubaan ama ka dhaadhiciyaan.

    3.Ma awoodaan in ay fahmaan ama la jaanqaadaan dhaqanka,fikirka,hab nololeedka iyo Siyaasada Bulshada Somaliyed ay haysato.

    4.Ma awoodaan in ay muujiyaan Maamul wanaag iyo hufnaan Shaqo hadii Boos loo dhiibo.

    Aqoon lahow igaar ahow,ayaa ka horaysa.

    Aqoontu,waa Faas ubaahan Qof wax ku goosta.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.