Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland:-Shil Gaari oo dhaliyay Dhimasho iyo Dhaawac
    Puntland

    Puntland:-Shil Gaari oo dhaliyay Dhimasho iyo Dhaawac

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degmada Yucub ee Gobolka Doollo, DDS, ku dhawaad 11:30 habeenimo. Gaariga oo ahaa Leylo Calaawi ayna leedahay Shirkada Safarada ee Al-Ixsaan ayaa saaka aroortii ka soo baxay Garoowe kuna sii jeeday magaalada Qabridahar ee Xlxarunta Gobolka Qoraxay.

    Tirada dadka ku dhintay shilka gaariga ayaa Daljir loo sheegay in ay yihiin saddex ruux, halka 5 kalane ay ku dhaawacmeen.

    Dadkaas ayaa hadda lagu dabiibayaa Isbitaalka weyn ee Gobolka Doollo, Degmadiisa Wardheer.

    Dadka dhintey ee eheladooda la baafinaayo ayaa kala ah
    1. Maxamed Shire Cismaan, 40 jir
    2. Faadumo Jaamac, 17 jir
    3. Caasha Cabdinuur Aadan, 40 jir

    Dhaawaca oo 5 ruux ah ayaa kala ah:
    1. Faadumo Siciid Maxamed,
    2. Abshiro Cabdinuur
    3. Fardawsa Xaashi Soofe
    4. Cabdinuur Cali Cabdullaahi
    5. Iyo darawalka oo ka soojeeda Itoobiya laguna maagacaabo Henok Debebe.

    Haddaba ciddii garaneysa ehelka meydadka iyo dhaawaca ha la xiriiraan Mareeyaha Isbitaalka weyn ee Gobolka Doollo Dr Axmed Deeq, Tel. +251 91 576 1421.

    Xigasho:-Radio Daljir

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.