Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Kenya oo Magacaabay Gole Wasiiro cusub
    Somalia

    Madaxweynaha Kenya oo Magacaabay Gole Wasiiro cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2024Updated:July 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Kenya,ayaa magacaabay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiiraddiisa oo ay ku jiraan Lix xubnood oo ka tirsan Golihiisii hore ee uu kala diray.

    Madaxweynaha,ayaa magacaabay Kow iyo Toban Xubnood oo ah kala bar tirada uu Dastuurku ogol yahay.

    Ruto,ayaa sheegay in uu wali wado la tashiyo sababo la xiriira kala qeybsanaanta siyaasadeed ka hor inta uusan soo dhisin Dowlad sal ballaaran.

    Waxaa xusid mudan in dadka dib loo magacaabay ay ka mid yihiin Kithure Kindiki oo horay u ahaa Wasiirka arrimaha gudaha iyo Aadan Barre Ducaale oo isna ahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

    Halkan ka akhriso Wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Ruto:-

    Interior – Kithure Kindiki
    Health – Dr Debra Mulongo Barasa
    Public Works – Alice Wahome
    Education – Julius Ogamba
    Defence – Aden Duale
    Agriculture – Dr Andrew Karanja
    Environment – Soipan Tuya
    Water – Eric Muriithi
    Roads – Davis Chirchir
    ICT – Dr Margaret Ndungu
    AG – Rebecca Miano

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.