Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxaa looga baahan yahay RW ku xigeenka 2-Aad?
    Somalia

    Faallo:-Maxaa looga baahan yahay RW ku xigeenka 2-Aad?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay tahay Xasan oo taagnaa Dalku ma qaadi karo MW iyo RW in uu Maanta rabo in la soo cesho RW xigeen 2-Aad?

    Maxaa looga baahan yahay RW ku xigeen 2-Aad?

    Ma loo hayaa Dhaqaale iyo Shaqo RW xigeen 2-Aad?

    Ma baahi Dan Qaran ah,ayaa jirta oo keenaysa in la magacabo?

    Waa su’aalaha iswaydiinta mudan ee dul hoganaya Magacaabista RW xigeenka 2-Aad ee la sugayo in la shaaciyo.

    Sida xogaha lagu helayo reer KG,ayaa dalbaday in ay awood ku yeeshaan Golaha fulinta.

    KG,waxay ku doodaysaa in Beesha Direed Aqalka sare hogaamintiisa haysato hadana fulinta ku xigeen ku leedahay.

    Xasan oo raba in loo meelmariyo Qodobada Dastuurka uu ka badalayo,ayay loolan ku noqotay rabitaanka KG iyo diidmada Beesha Direed.

    Beesha Direed,waxay ku doodaysaa in la micno tarayo Xaafiiskooda oo la falkinayo awoodiisa.

    Horay,waa ujiri jiray Xaafiiska RW xigeenka 2-Aad xiligii Dowladii KMG ahayd ee Sh.Shariif hogaaminayay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.