Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo ka dhex abuuray loolan Beelaha KG iyo Dir
    Somalia

    Xasan Shiikh oo ka dhex abuuray loolan Beelaha KG iyo Dir

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida wararku sheegayaan Xildhibaanadii iyo Wasiiradii Beesha Direed,waa la qanciyay,waxaana loo xaqiijiyay in aan la magacaabayn Xaafiiska ku xigeenka 2-Aad.

    Xasan Shiikh Reer KG iyo Beesha Direed,waa ku ciyaarayaa oo Labadaba ,waxa uu muujinayaa in uu wax la rabo.

    Dir,wuxuu ku yiri..”Kursiga Difaacda KG,ayaa culays igu haysa”.

    KG,waxa uu ku yiri…”Waa laydin magacabaayaa Kursiga ee iska difaaca Dirta”.

    Ujeedkiisu,waa in uusan culays kala kulmin Xildhibaanada Labada Beelood oo qorshihiisii Dastuurka usii socdo.

    Xildhibaanada iyo Wasiirada KG,waxay sugayaan magacaabista Saalim Caliyow Ibrow oo ay soo gudbiyeen mana aqbalayaan ka laabasho.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.