Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Doorashada Golayaasha Deegaanka 3-Da Degmo Ee PL
    Puntland

    Faahfaahin Doorashada Golayaasha Deegaanka 3-Da Degmo Ee PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada Sadexda Degmo majirto Xisbi kaligii soo dhisi kara Duq Magaalo oo helay Cod ku filan.

    Garowe oo Caasimada Puntland ah Xisbiga KAAH,ayaa hayay Duqeeda,haatan ma helin Xubno ku filan oo uu markale ku hanan karo Duqa Caasimada.

    Sida muuqata,waxuu ku khasban yahay in uu la midoobo Xisbiyada kale oo ay awood qaybsi samaystaan.

    Xogo,ayaa sheegaya in Mideeye oo kale rabo Wasiir Dowlada Dhexe ah hadii uu Xubnihiisa ku taageerayo Duqa KAAH wadato.

    Sidoo kale,waxaa jira Xisbiyo kale oo danaynaya in KAAH uga tanaasusho Duqa Godob jiraan ama Dangoronyo,iyaguna ay uga tanaasulaan kan Caasimada.

    Si guud Doorashada Sadexda Degmo,waxaa ugu horeeya Xisbiga KAAH,balse majirto Degmo uu ka helay Codad ku filan,taasoo muujinaysa in Doorashadan lagu loolamay oo ay hufnayd.

    Xaqiiqdii PL,waa cusub,ayaa ubaryay oo nidaamkeedu qaaday,kaasoo Dhiig cusub ku shubay Siyaasadeeda oo dhadhan uyeelay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.