Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Turkiga iyo Midowga Yurub oo Visa ka joojiyay Basaboorka Shaqaalaha DFS
    Somalia

    Turkiga iyo Midowga Yurub oo Visa ka joojiyay Basaboorka Shaqaalaha DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In ku dhow 6000 oo Qof sheeganaya Shaqaalaha Dowlada Fadaraalka ah,ayaa ku sugan Turkiga.

    Dadkan,ayaa wata Basaboorka Shaqaalaha Dowlada (Service Passport).

    Tani,waxay keentay in Dowlada Turkigu joojiso Basaboorka Shaqaalaha in ay ku bixiso Visa Safaaradeeda Muqdisho.

    Sidoo kale Midowga Yurub,ayaa kusoo rogay Basaboor Somaliga nooc walba uu yahay,si gaar ahna Service Passport ee Shaqaalaha Dowlada in aan toos loo siin Visa.

    Midowga Yurub,waxay soo saareen Shuruudo ay ka mid yihiin…

    1.In laga dhigo Lacag rahmad ah Qofka Visa dalbada.

    2.In 45-Cisho laga hayo Passport-ka.

    Horay,waxay Shaqaalaha Dowladu ku heli jireen Visaha 14-Cisho gudahood.

    Arinkan,waxaa keenay kadib markiiĀ  Dad sheeganaya Shaqaalaha DFS ay iska dhiibeen Wadamada Midowga Yurub.

    Halkan ka akhriso:-

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.