Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Ninka lagu dilay Deegaanka Seemade Ee G.Mudug
    Puntland

    Faahfaahin Ninka lagu dilay Deegaanka Seemade Ee G.Mudug

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ninka dilay,waxaa layiraahdaa Axmed Maxamuud Maxamed Jaamac,Naynaasta Aabihii waxaa la dhahaa Ina Sharibood.

    Ninka wax dilay,waa Jiri Dad hore dhaawacay,waxa uu ku dilay Deegaanka Seemade oo ujira Gaalkacyo 150-km oo uu ka ahaa Macallin Ninka la dilay.

    Ciidamada amaanka,ayaa ku baxay,waxaana la filayaa Saacadaha soo socda in Gacanta lagu soo dhigo.

    Dadka Deegaanka si weyn ayay uga xumaadeen Dilka Ninkan oo lagu Magacaabi jiray Xamse Muuse Ducaale oo ahaa Macallin iyo Imaam oo kasoo jeeda Gobolka Awdal SL.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.