Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dekeda Garacad oo si rasmi ah loogu wareejinayo Imaaraadka
    Puntland

    Dekeda Garacad oo si rasmi ah loogu wareejinayo Imaaraadka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In Dekeda Garacad lagu wareejiyo Shirkad imaaraatiya,ayay isku raaceen Mulkiilayaasha Dekeda Garacad.

    Sidoo kale,waxay markale mudo xileed siiyeen Gudigii hayay Shaqada Shirkada Wadaagsin ee Dekeda Maamusha.

    Tani waxay ka dhigan tahay in Dekeda 60% Saamigeeda laga iibinayo Shirkada Abu-dhabi ee Imaaraadka Carabta.

    Sidoo kale mudo 30-Sano ah,ayaa heshiiskaas jirayaa oo Qandaraaska Shirkada lagula jirayaa.

    Shirkada Imaaraatiga ah,ayaa kusoo kordhinaysa Dekeda Garacad……

    1.Wadada Garacad-Goldogob.
    2.Dry Port.
    3.Hangaro.
    4.Qaybaha Dekeda ka haray.
    5.Wiishashka.

    Sidoo kale,waxay Shirkadu keenaysaa Ganacsi balaaran oo heer caalami ah oo Magaceeda loo isticmaalayo.

    Maalgashiga Shirkada Imaaraatiga ah ee Dekeda Garacad,ayaa u ah fursad weyn oo ay heshay Dekeda Garacad iyo Wadada Garacad-Goldogob.

    Horay ayay Gudiga Maamula Shirkada Wadaagsin ee Dekeda Garacad,waxay heshiis isfahan ula galeen Shirkada Abu-dhabi ee Imaaraatiga ah.

    Hantilayaasha Dekeda Garacad,ayaa Shir uga socday Gaalkacyo maalmihii lasoo dhaafay Maanta,ayuu si rasmi ah usoo xirmay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.