Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse wax maka qaban karaa Ciidanka DFS ay gaysay Kismaayo Ee dagaalka kasoo baxay?
    Somalia

    Xamse wax maka qaban karaa Ciidanka DFS ay gaysay Kismaayo Ee dagaalka kasoo baxay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tagida Xamse ee Kismaayo hal arin ayay daaran tahay,waxayna tahay Ciidankii ay DFS usoo dirtay Kismaayo si ay qayb uga noqdaan dagaalka argagixisada oo kasoo baxay furimihii dagaalka.

    Ciidankaas oo gaaraya 900-Askari,ayaa si habqan ah kusoo gaaray Kismaayo,waxaana layskugu geeyay Buulo-guduud oo 30-KM ujirta Kismaayo.

    Kasoo bixi dooda,ayaysan wax mar marsiiya uhaysan oo kaliya ku sheegeen in aysan sii joogi karin Aagaas,waxayse xoguhu leeyihiin Sadex arimood in ay sabab uyihiin diidmadooda dagaalka….

    1.Markii hore oo aanba loo keenin si dhab ah in ay dagaalka daacad ugalaan.

    2.Balwad saamayn ku yeelatay oo aysan la’aanteed diriri karin.

    3.Ciidanka oo ubadan Beesha MW Xasan 90% oo sababtay in aysan ku faraxsanayn ka dagaallanka Jubaland.

    Sida aan xogta ku helay JL,waxay qorshaynaysaa in ay dib ugu celiso Muqdisho Ciidankaas oo markii horaba tuhun weyn ay ka qabtay.

    Xamse marka laga soo tago igu Sawirta uu rabo in uu ka helo Aaga Dagaalkii udanbeeyay ka dhacay si uu umuujiyo waxuun Shaqo ah hadana waxba kama qaban karo xaalka Ciidankan.

    Warar hoose,waxay sheegayaan in Xamse iyo JL ay kala taagan yihiin.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.