Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse waa maleh aragti iyo Akhlaaq Siyaasadeed
    Somalia

    Xamse waa maleh aragti iyo Akhlaaq Siyaasadeed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 2, 2024Updated:August 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haba yaraatee aragti kama leh Dowladnimada,wuxuu mar Labaad ku celinayaa khudbadii Fiqi ka jeediyay Shirkii Doha ee ahayd Dowladnimada iyo Dastuurkaba,waxaa noo keenay Xabashi oo waa tuuraynaa,waxaana samaysanaynaa mid aan leenahay.

    Somaliya nidaam hoos laga soo dhisay oo wax lawada leeyahay waxna lakala leeyahay,ayaa ka hirgalay.

    Fadaraal,waa lagu liibaanay oo waxaa ku dhismay Gobolkadii,waxaana ku baahay Dowladnimadii iyo adeegii Bulsho.

    Waxaa looga badbaaday Hal Qof in uu taliyo oo awaamiirta iyo awoodaha Dowladnimo Hal Xaafiis kusoo ururaan.

    Hadii Xamar oo fadhiga Hay’adaha Fadaraaliga ah ay Caawa burburto Wadanka intiisa kale waxba magaarayaan nidaamkuna lama burburayo.

    Fadaraalku,waa badbaadada Dowladnimo iyo waxa ugu yar ee Sinjiga Somaliga ah isku weheshan karo.

    Balse Qof ku hanaqaaday kalitalisnimo ama baahi uqaba Xukunka,waa dhibayaa Fadaraalku,waxa uuna uyaqaan Dowladnimo Hal Qof iyo Hal Xaafiis.

    Xamse waa Nin lasoo korsaday oo lagu shubtay aragti kuna hadaaqaya fikir kooxi leedahay.

    Aragtidii Faarax Cabdiqaadir iyo Xasan Shiikh ee la dagaallanka Fadaraalka iyo ka bixinta faham foolxun,ayuu gadayaa.

    Damjadiid waxba kama badali karaan Nidaamka Fadaraalka ee Dastuuriga ah.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/453641987_1302814637365645_3646866624588799222_n.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.