Ceerigaabo oo Wadajir usoo dhawaysay MW Muuse Biixi iyo weftigiisa marayay Gobollada Bari ee SL.
Dhamaan Beelaha Sanaag oo iskugu jira Dir iyo Daarood,ayaa ka qaybagalay soo dhaweyntiisa.
Sidoo kale,waxaa qayb ka ahaa Taageerayaasha Xisbiyada SL Shacabka kala taageersan.
Booqashada Muuse Biixi Gobollada Bari ee SL,waxay ku salaysan tahay Siyaasad ku wajahan Somaliyada kale iyo Caalamka,hoos ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka