Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Muuse Biixi oo rajadiisa Dib u Doorasho kor usoo kacday
    Somalia

    Faallo:-Muuse Biixi oo rajadiisa Dib u Doorasho kor usoo kacday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kuwa ka sheekaynaya Colaad laga huriyo Ceerigaabo,waxaysan fahansanayn in Muuse rabo dagaalka.

    Olale doorasho oo uusan ka Shaqayn,ayay utahay colaad ka curata Ceerigaabo.

    Sidoo kale hadalada iyo go’aamada qalafsan ee kasoo baxa Villa Somaliya Muuse,waxay uyihiin Shaqo loo qabtay.

    Dadka reer Somaliland Muuse,waxay u arkaan hogaamiye dagaal oo wajihi kara colaadaha,isla markaana ka miisaan culus Raga la tartamaya.

    Sida haatan,wax ku socdaan 75% Muuse,ayaa ku guulaysanaya Doorashada,waana dhiiraday hada oo waxaa ka baxay shakigii uu qabay.

    Waxaa xusid mudan Muuse in uu haysto taageerada Sadex Wadan oo muhiim ah….

    1.UK oo Diblomaasiyada ka bari taaraysa.
    2.Imaaraadka oo Dhaqaalaha ka taageeraya.
    3.Itoobiya oo Hub iyo Ciidanka ka taageeraysa

    Muuse oo kusoo laabta Kursiga Siyaasada SL laga hago,waxay la mid tahay in aysan jirin rajo danbe oo Somali iskugu soo dhawaan karto,waxaana fulaya qorshayaal balaaran oo midnimada quusgoynaya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.