Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sh.Maxamed Sh.Cabdullaahi Baardheere oo Aas Qaran loo sameeyay
    Somalia

    Sh.Maxamed Sh.Cabdullaahi Baardheere oo Aas Qaran loo sameeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2024Updated:September 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe : 22 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Salaadda Janaasada oo maanta lagu tukaday Allaah ha u naxariistee Shiikh Maxamed Shiikh Cabdullaahi Shiikh Ibraahim (Baardheere) oo ku geeriyooday Dalka Turkiga, Kaasi oo maanta maydkiisa la keenay Garoowe.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa xusay inuu Shiikhu ku sifeysnaa inuu wakhti badan ku bixiyey Dacwada iyo fidinta diinteenna suuban, isagoo sidoo kale ka qeyb qaadan jiray nabadgelyada iyo horumarka bulshada.

    Madaxweynaha ayaa Allaah uga baryay marxuumka in uu u danbi dhaafo oo geeyo janadii fardowsa, ehelkiisa iyo culimada Soomaaliyeedna uu dhammaantood kasiiyo samir iyo iimaan.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.