Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Puntland uma kala harin shacab iyo xukuumad ugurmashada dadka masiibadu ku dhacday ee Muqdisho
    Somalia

    Video:-Puntland uma kala harin shacab iyo xukuumad ugurmashada dadka masiibadu ku dhacday ee Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Masaajidka weyn ee Rowda ee magaalada Bosaso,ayaa caawa lagu qabtay kulan balaaran oo kaalmo loogu ururinayo shacabkii Somaliyed ee ku waxyeeloobay Qaraxii Soobe ee Magaalada muqdisho.

    Kullanka gurmadka ee ka dhacay Masjidu Rawdo,ayaa hormuud waxaa ka ahaa masuuliyiinta Dawlada Puntland.

    Masuuliyinta ka qaybgalay ayaa kala ahaa Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo ah madaxda guddiga gurmadka ee dowladda C/laahi Cali Xirsi (Timacade), Guddoomiyaha gobolka bari Yuusuf maxamed Wacays (dhado), Duqa degmadda Bosaso Yaasiin Mire Maxamuud, Guddiga culumaโ€™udiinka Puntland, Ganacsato, Aqoonyahano iyo dadweyne aad u farabadan, waxaana toos looga dhagaysanayay Idaacadaha maxaliga ah ee Puntland.

    Kulanka ayaa lagu ururiyay dhaqaale gaaraya 100,000 oo dolar(Boqol kun oo dolar),waxaana loo kala bixiyay sidantan soo socota:-

    -Madaxweyne Cabdiweli Gaas wuxuu ku deeqay $10,000kun oo dollar,

    -Shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Golis waxay ku deeqeen $10,000 kun doolar,

    -shirkada Dahabshil waxay ku deeqday $30,000 kun oo dollar.

    -Jaamacadda Bariga Afrika waxay ku deeqday $5000.

    -Shacabka Puntland ayaa iyaguna ku yaboohay dhaqaalaha intiisa kale.

    Hoos ka daawo muuqaalka Culumada Puntland oo ilmadu ka qubatay xili ay ka hadlayeen masiibada ka dhacday Muqdisho.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/E2kRzRvSAFc

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.