Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-Ciidamo Gadoodsan oo Qabsaday Baarlamaanka Puntland
    Somalia

    Sawiro:-Ciidamo Gadoodsan oo Qabsaday Baarlamaanka Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 26, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland,ayaa la wareegay xarunta Barlamanka Puntland ee magaalad Garowe daqiiqado kahor kuwaasoo wata baabuurta  gaashaaman ee  Ciidamada.
     
    Ciidamadan ayaa xiray dhammaan waddooyinka soo gala xaruntaas iyo wadada halbowlaha ah iyagoo ku gooyay gaadiidka Tikniko ah kadibna waxay  diideen in la isticmaalo.
     
    Ciidankan ayaa ka cabanaya mushahaar la’aan waqti dheer haysatay.
     
    Dhanka kale waxay wararku sheegayaan  in ay Ku xanibanyihiingudaha xarunta  ilaa 15-Xildhibaan oo katirsan Barlamaanka Puntland.
     
    Majirto wax war ah oo kasoo baxay dowladda iyo saraakiisha laamaha amaanka Puntland.
    La soco wararkayaga danbe

     

     

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.