Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee marayaa Olalaha Doorashada Madaxtooyo Ee SL?
    Somalia

    Halkee marayaa Olalaha Doorashada Madaxtooyo Ee SL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Rabitaanka Shacabka SL,waxaad moodaa in ay aaday Xisbiga Wadani iyo Musharax Cirro.

    Fanaaniinta Xidigaha Geeska Heesahoodu,wax weyn ayay ka badaleen olalaha socda,waxayna garab unoqdeen Wadani iyo Cirro,iyagoo kusoo beegmay xilli xasaasiya.

    Gacan qaadkii Gabadha Fanaanada ah ee yax-yaxa ku noqotay guud ahaan Dimuqraadiyadii iyo bisaylkii Bulsho ee SL,ayaa Xisbiga Kulmiye Olalihiisa dhabarjab ku noqday.

    Berbera oo ah Magaalada Cirro Deegaan hoose ahaan uga soo jeedo,waxaa ka dhacay Wacdaro.

    Si Guud Olalaha Doorasho ee SL,waxa uu usocdaa si qurux badan.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/AQMNQDs0VpRHhwFXw1_bE0bpWxYnBPKkMjEpVd7SJWYY72fT6j_F434rVh-Z9eV7GJDFQvpdUJSOnYgpgTyWCn8c.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.