Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo difaacay heshiiska SL ay la galeen
    Somalia

    Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo difaacay heshiiska SL ay la galeen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 29, 2024Updated:September 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya,ayaa difaacay,isagoo ka khudbaynaya Shirka QM heshiiskii is af-garad ee ay la galeen Maamulka Somaliland.

    Wasiirka arrimha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie,Ayuu yiri “Is af-garadkaas,waxa uu salka ku hayaa hannaanka Siyaasadeed ee Somaliya u yaalla marka heshiis la galayo”.

    “Ujeedada heshiiskan,ayaa ah kobcinta horumarka Gobolka,waxaana kuwo la mid ah heshiiskaas Af-garad aan la galnay dhawaan Dowlado kale”Ayuu ku daray hadalkiisa,W.Arimaha Dibada Itoobiya.

    “Majirto sabab DFS ay uhuriso Colaad oo ay muhiimad ysiin waydo xiisadaha Gudaha Wadankeeda ka haysta”Ayuu ugu danbayn yiri.W.A.Dibada Itoobiya.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/AQOOl5TRh7zv36geYI7IpTK0hOjI18PZK7xiNquSaabiIDlX2no9xA60d-gVA-eefWqaXlcnXJkZl870uRr0UZih.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.