Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu kala kulmay James Swan Kismaayo iyo Axmed Madoobe?
    Somalia

    Muxuu kala kulmay James Swan Kismaayo iyo Axmed Madoobe?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 13, 2024Updated:October 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Swan,waa tagay Kismaayo,isagoo wada fariintii aragtida Xasan ee ahayd Shirka kusoo laabta.

    JL,waxay ugudbisay aragtideeda iyo in ay ilaalsanayso Sharciyadeeda Dastuur.

    Si kale hadii loo yiraahdo JL in aysan ku laabanayn Xamar,ayaa Swan loo xaqiijiyay oo ay ku dhaqaaqayso waxa Sharcigu u ogol yahay.

    Waxaa xusid mudan in soo jeedinta Swan aysan ahayn cadaadis oo kaliya ay ku koobnayd aragti isdhaafsasho.

    Swan xiligii F&F ,waa isdiidanaayeen PL& JL,markale,hadana,waxaa muuqata in ay kala leexanayaan,isaga iyo Labada Maamul.

    Sidoo kale Berri,waxaa kusoo Aadan Kismaayo wefti ka socda Midowga Yurub oo isla fariintan oo kale sida.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.