Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Keebaa ah Jid iyo Jiho diid Xasan Shiikh iyo Siciid Deni??
    Somalia

    Keebaa ah Jid iyo Jiho diid Xasan Shiikh iyo Siciid Deni??

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2024Updated:October 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mid ka mid Aqoonyahankii ka qaybgalay Shirkii Nabada ee PDRC Garowe ee la kulmay MW Deni,ayaa sheegay in ay ku qanciyeen xal iyo waan waan in laga galo cakirnaanta Siyaasadeed Dalka ka jirta.

    Aqoonyahanka,ayaa ssheegay”In Deni si cad ugu dhawaaqay wada hadal in uu diyaar uyahay,balse Xasan Shiikh dhankiisa ayay ka dhaqaaqi waayeen oo ilaa Maanta,waxa uu fulin la’a yahay balanĀ  aan ka qqabsnay”.

    Halkaas,waxaa kusoo xirmay doodii Xasan Shiikh uu ka faafin jiray PL iyo MW Deni,taasoo ahayd (Deni dan Shaqsi,ayuu igula dagaalsan yahay iyo waa la afagaran la’a yahay).

    Qofka jid iyo jiho diidka ah ee Wadanka iska daba wareejinaya in uu Xasan yahay way ma muuqata haatan.

    PL oo Afkeeda uu ku hadlay MW Deni si cad,ayuu uga hor sheegay 400-Qof in ay diyaar utahay Wada hadal daahfuran oo Masrax laysla tago.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/2F4tCUXRttBf_LF1.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.