Madaxwaynaha Kenya William Ruto,ayaa Kithure Kindiki Wasiirkiisii arrimaha gudaha u magacaabay Madaxweyne ku-xigeenkiisa.
Mooshinkii xilka qaadista M.xigeenkii hore ayay ansixiyeen mudanayaasha Aqalka Sare,kadib markii Baarlamaanku xilka xayuubin ku sameeyey.
Rigathi GachaguaoM.xigeenkii hire,ayaa lagu soo eedeeyay musuq maasuq iyo jabin Sharci.