Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee marayaa Olalaha Doorasho Ee Somaliland?
    Somalia

    Halkee marayaa Olalaha Doorasho Ee Somaliland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ganacsatadii ugu waa weynayd Somaliland,ayuu Muuse Biixi Xalay Shirsaday,wayna taageereen.

    Ninkan hadlaya,waa Mulkiilihii Dahabshiil oo Beesha Habarjeclo kasoo jeeda.

    Waxaa muuqata Muuse in uu haysto haldoorka SL ee Siyaasada,Ganacsiga,Ciidanka iyo Dhaqaalaha.

    Cirro,waxaa muuqata in uu haysto Codka Shacabka caadiga ah.

    Muuse taageero Dhaqaale,ayuu ka haystaa Imaaraadka,halka Itoobiya uu ka haysto taageerada Hubka iyo Saadka.

    Dunida Sadexaad Shacabku saamayn maleh,waxna kama gooyaan jaangoynta Siyaasada,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa….

    Kacdoonkii Shacabka ee Wadamada Carabta marka laga reebo Libya oo R.Galbeedku ay dileen Qadaafi maahee intii kale,waa laga adkaaday ugu danbayn.

    Dad badan,waxay qabaan in uu ku shubanayo Muuse hadaan Cod aad ubadan oo uusan qarin karin aan looga adkaan.

    Isku soo wada duuboo looba jooge Codka Shacabka iyo horweynta Bulshada ee loolalamaya kii adkaada.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/1AviJw08NpVbkamv.mp4

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.