Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo Duqaymo xoog leh ka fulisay gudaha Lubnaan
    Somalia

    Israa’iil oo Duqaymo xoog leh ka fulisay gudaha Lubnaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Caafimaadka ee Lubnaan,ayaa sheegtay in Afar Ruux ay ku dhinteen duqayn ka dhacday Koonfurta dalkaas.

    Duqaynta,ayaa haleeshay Isbitaal ay Dowladdu leedahay halkaas oo ay Wasaaradda Caafimaadku dalka Lubnaan ay sheegtay in dadka dhintay ay labo carrruur ka mid yihiin.

    Sida ay wakaalada Reuters u sheegeen ilo ka tirsan Isbitaalka, duqaynta ayaa ku dhacday qaybta gawaarida ee Sibitaalka Rafik Hariri University.

    Saakiisha Lubnaan waxay sheegeen in tirada dadka dhaawacmay ay gaarayso ilaa afar iyo labaatan qof.

    Milateriga Israa’iil,ayaa sheegay in ay weerarayaan xarumo xiriir la leh ururka Xisbullaah.

    Afhayeen u hadlay Israa’iil,ayaa mar sii horreysay sheegay in dadka ka guuraan dhowr goobood oo ku yaalla Koonfurta Beyruut.

    Duqaynta xalay ayaa timi iyadoo Beyruut uu shalay gaaaray Ergayga Madaxweyne Biden u qaabilsan Bariga Dhexe,iyadoo sidoo kale dimplomaasiga ugu sarreeeya Maraykanka uu socdaalkiisi kow iyo Tobnaand ku marayo Gobolka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.