Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dabkii ka kacay Suuqa Ganacsi ee uhu weyn Itoobiya ee Markaato AdisAbaba,ayaa lagu guulaystay ugu danbayn in la damiyo. Suuqan oo Dabkiisu saacado baddan socday,ayaa weli si cad loo shaacin khasaaraha ka dhashay. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/464228716_2426468640895854_400045577362495007_n.mp4