Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo dib habayntii sanadlaha ahayd lagu sameeyay
    Somalia

    Sawiro:-Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo dib habayntii sanadlaha ahayd lagu sameeyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 26, 2017Updated:February 26, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland mudane Xasan Xaaji Siciid ( xasan Cadde) ayaa sheegay in.

    Hal (1) sano kadib ay yimaadeen khuburo ka socota shirkadii dhistay Airport ka Bossaso si ay u hubiyaan in uu dayactir u baahan yahay. Aad bayna ugu qanceen kormeer ay ku sameeyeen Airport ka.

    Wasiir Xassan wuxuu sidoo kale ayaa sheegay in uu jiro qorshe ay isla wadaan Wasaaradda Iyo shirkadaha diyaaraha ee Puntland yimaada oo ah sidii loogu diyaar garaabi lahaa Qurbojoogta xiliga xagaaga wadanka imaanaysa.

    Qurbojoogta Dalka imaanaysa Waxaan u diyaarinay koox (team ) Airport ka Tirsan oo ka si gaar ah u caawisa Dadka qurbaha ka imaanaya gaar ahaan hooyooyinka caruurta wata iyo Dhalinyarada wadanka imaanaya markii ugu horaysey Waxaana isla kaashanaynaa Xafiiska Arrimaha Qurboogta Puntland”ayuu yiri Xasan Cadde Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026
    Latest Posts

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.