Wasiirka Baatroolka Fadaraalka Somaliya oo ka hadlay Khariiradda Muranka Dhalisey,ayaa raali gelin ka bixiyay kuna tilmaamay khalad Farsamo oo dhacay.
Sidoo kale Wasaaradda Baatroolka,ayaa bayaan rasmi ah ku sheegtey in khariiradda muranka dhalisey ay ahayd Khalad-farsamo oo ka yimid Shirkaddii u qaabilsaneyd Bandhigga Markabka Turkiga.
Halkan ka daawo muuqaalka Agaasimaha