Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu daaran yahay Safarka Xasan Ee Jarmalka?
    Somalia

    Muxuu daaran yahay Safarka Xasan Ee Jarmalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir horumarineed oo Jarmalku qabto,ayuu kaga qaybgalayaa Berlin.

    Shirkan oo maqaam ahaan heer Agaasime ah,balse Sanad walba hogaamiye ka hadla lagu casumo,ayaa Sanadkan Xasan ku yahay Martida.

    Jarmalku marka laga soo tago Shirkan,waxay wataan qorshe Qaxootiga Somalida ah ee Wadankooda jooga ay ugu soo celinayaan Somaliya.

    Xiligii Maamulkii Farmaajo ayay soo bandhigeen qorshahan ay rabaan in ay kusoo celiyaan Dadka haysta Sharciga Qaxootinimo,balse markaas uma socon.

    Haatan,Xasan,ayaa jooga oo baadigoob xoog leh ugu jira Lacagta,waxayna ubadan tahay in uu Qalinka ku duugo oo Saxiixiisa ku badasho xogaa Miisaaniyad ah.

    Sidoo kale Jarmalka,waxaa ku taal Safaarad Somaliyed oo burbursan,waxaana dhici karta in Xasan amro Xaraashkeeda,isagoo ka eegaya Dhaqaalaha dhankiisa.

    Isku soo wada duuboo Safarka Xasan ee Jarmalka,waa mid baadigoob Lacageed ah.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.