Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ilhaan Cumar oo markale difaacatay Kursigeeda
    Puntland

    Ilhaan Cumar oo markale difaacatay Kursigeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2024Updated:November 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guusha Ilhaan,waa umuhiim Sinjiga Somalida markii Afraad.

    Ilhaan,waxay samaysay mudadii ay ku jirtay Siyaasada Maraykanka Magac iyo waxqabad muuqda.

    Waxa ugu yar ee Somalidu ka faa’idnay,waa in la arko Sinjiga Somaligu in uu leeyahay hibo Caalamka ka gadmi karta oo masraxyada lagu kulmo ka muuqan karta.

    Si gaar ah in ay asal ahaan PL kasoo jeedo,waxay u tahay Sharaf,sababtoo ah,waxay sii xoojinaysaa doorka Curadnimo ee PL ku leedahay Somalida gudo iyo dibadba.

    Hanbalyo Ilhaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.