Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Macno intee le’eg ayay leedahay aqbalaada Muuse Ee Doorashada SL?
    Somalia

    Faallo:-Macno intee le’eg ayay leedahay aqbalaada Muuse Ee Doorashada SL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 20, 2024Updated:November 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haday Doorashadii SL qiimaheedu muuqatay oo Cirro Madaxtinimadiisu fariisatay hadii Muuse Hanbalyeeyay.

    Muuse,waxaa taariikhda ugashay in uu qabtay Doorasho qurux badan oo nadiif ah,isla markaana natiijada aqbalay.

    Muuse,waxaa kaloo lagu qadarinayaa in uu awooda ku wareejinayo Siyaasi iyo Beel aan awood muuqata oo Siyaasadeed,Dhaqaale iyo Ciidan aan lahayn oo Guusha dabiicoga ah ee ay gaareen uu aqbalay.

    SL,waxay Doorashadan utahay mid ka duwan kuwii hore oo kor uqaadaysa Maqaamkeeda.

    Doorashadan,waxaa dhadhan gaar ah uyeelay Musharaxa tartamaya iyo Beeshiisa oo mudo saaxada Siyaasada ka maqnaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.