Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka iyo Kenya oo ku amray Xamse joojinta dagaalka Raaskanbooni
    Somalia

    Maraykanka iyo Kenya oo ku amray Xamse joojinta dagaalka Raaskanbooni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka iyo Kenya oo ku diiday DFS dagaalka Raaskanbooni.

    Xamse,waa loo yeeray ee isagu ma codsan safarka Kenya,waxaana uyeeray Dowladaha Maraykanka iyo Kenya.

    Maraykanku,si cad,ayuu ugu sheegay in uu joojiyo dagaalka Raaskanbooni,waxaana lagu yiri….

    “Marabno colaad halkaa ka dhacda,adaana abaabulaya ee jooji”.

    Kenya,waxay usheegtay in aysan raali ka ahayn Raaskanbooni, waxa ka socda oo uu joojiyo Xamse.

    Fariintan loosoo dhiibay Xamse,waxay toos ugu socotaa Xasan Shiikh.

    Waa waji gabax kale oo Xasan kala kulmay qorshihiisa burburinta Nidaamka Jubaland.

    Ma fududa digniinta Maraykanka iyo Kenya ee hiilka umuujisay Axmed Madoobe.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.