Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Diyaarinta Qorshaha 4-aad Ee Horumarinta Puntland Oo Gacanta lagu hayo
    Puntland

    Diyaarinta Qorshaha 4-aad Ee Horumarinta Puntland Oo Gacanta lagu hayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe: 02-Dec-2024: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar ayaa kulan la tashi ah la qaatay qaar kamida khuburada sare ee Puntland.

    Kulanka waxaa looga wada-hadlay sidii khubaradu talo iyo tusaale ugu biirin-lahaayeen diyaarinta Qorshaha 4-aad ee Horumarinta Puntland (Puntland Development Pland4) oo dhawaan Wasaaradda Qorsheyntu daah-furtay.

    Kulanka oo ay Wasiirka kala qaybgaleen Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Maxamed Xasan Ibraahim iyo saraakiil Wasaaradda katirsan waxaa goob-jooga ahaa khubarada kala ah:

    1. Dr. Ali Abdullahi Warsame
    2. ⁠Prof. Mohamed Said Samatar
    3. ⁠Drs Hodan Said Isse
    4. ⁠Dr. Ahmed Hassan Mohamed
    5. ⁠Dr. Bashiir Sh. Mohamed
    6. ⁠Dr. Abdinasir Jamal Warsame
    7. ⁠Dr. Abdi Mohamed Dahir
    8. ⁠Dr. Jama Warsame
    9. ⁠Dr. Abdikarin Abdi Buux

    Madaxda Wasaaradda Qorsheynta waxaa ka go’an tayeynta diyaarinta qorshaha horumarinra Puntland, waxayna fursad siinayaan cid walba cilmi, caqli iyo taloba ku dari karta horu-socodka hayaankeena dawladnimo.

    ……………………DHAMMAAD……………….
    Baahinta: Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    EYL: Turkey oo duqeyn ku dilay kalluumeysato Reer Puntland ah

    August 23, 2026

    Maxay yihiin maleeshiyaadka la wareegay Marka ?

    August 23, 2026

    Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi

    August 23, 2026
    Latest Posts

    EYL: Turkey oo duqeyn ku dilay kalluumeysato Reer Puntland ah

    Maxay yihiin maleeshiyaadka la wareegay Marka ?

    Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi

    Diyaaradaha F-16 ee Turkey oo maanta qeyb ka ah dhul boobka Muqdisho

    Madaxweyne Deni oo caawa ku hoyday deegaanka Balli-busle

    Cabdiraxmaan Cirro oo qaabilay Fahiima Quuje

    Abiy Ahmed oo tirtiray kursiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

    Madaxweyne Deni oo u amba-baxay degmooyinka Barriga Mudug

    Puntland oo baaraysa awooddo shisheeye oo ku lug leh Burcad-badeeda (WAR-SAXAFADEED)

    MUQDISHO: Maxaan ka naqaan Ruth Anne, kuxigaanka cusub ee Safaarada Mareykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.