Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo si Qaawan ugarab istaagtay Jubaland
    Somalia

    Itoobiya oo si Qaawan ugarab istaagtay Jubaland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarad khaas ah,ayaa ka qaaday Maxamuud Sayid Aadan Kismaayo,waxayna ka dajisay Adis-ababa.

    Diyaarada qaaday,waxaa lahaa Dowlada Itoobiya mana jirin wax khalkhal gelin ah oo uga yimid Dowlada Somaliya,taasoo muujinaysa sida aysan awood ulahayn Somalida hadii laga gudbo xeerinta xeerarka Caalamka.

    Maxamuud Sayid,waxa uu heshiis Adis kula soo galayaa IItoobiyaanka,kaasoo JL ay ku helayso Hub,Qalab Milleteri iyo taageero Ciidan.

    Itoobiyaanku si waadix ah ayay ugarab istaageen Maamulka JL iyo dib udoorashada Axmed Madoobe.

    Ku dhawaad 4000-Askari ayay soo geliyeen Itoobiyaanku Gobolka Gedo maalmihii lasoo dhaafay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.