Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaa hawlgalkii Duufaanta Silsilada Golis?
    Puntland

    Halkee marayaa hawlgalkii Duufaanta Silsilada Golis?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la dhamaystiray qorshihii Dagaalka Duufaanta Silsilada Golis.

    Is gaarsiinta,ayaa maalmo kooban khadka laga saarayaa.

    Puntland iyo Hogaanka Ciidanku waxay isticmaali doonaan is gaarsiin gaara oo isku xiraysa 3-da Talis ee Hawlgalka galaysa.

    250-Gaadiidka Gaashaaman ee Ciidamada,ayaa diyaar ah oo soo wada xarooday.

    Ciidanka hawl galka galaya oo dhan 8200-Askari,ayaa qaadanaya astaan ugaar ah inta hawlgalku socdo.

    Saacada iyo Maalinta hawlgalku bilaabanayo,ayaa la cayimay,iyadoon loo bandhigin bulshada Puntland.

    Unugyo sigaar ah loo tababaray,ayaa dhanka Xeebaha Qandala ka galaya Buuralayda.

    Dadka iyo Xoolaha,ayaa laga saaray dhamaan Dhulka Buuralayda ah.

    Hadaba Shacabka,waxaa loogu baaqayaa feejignaan gaar ah inta Hawlgalku socdo.

    Dhaliin yarada Puntland Hal Naaskeed Ninkii Gaaray waa in uu diyaar unoqdaa in uu Ciidanka Garab istaago.

    Saxaafada Puntland ka Hawlgasha,ayaa laga rabaa in ay Bulshada wacyigaliyaan oo ay Ciidanka Garab istaagaan.

    Sanadka cusub ee 2025 Puntland laguma arki doono argagixiso danbe Ilaah idinkiis.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.