Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bishaar Al-Asad oo ka baxsaday Caasimadii…..
    Somalia

    Bishaar Al-Asad oo ka baxsaday Caasimadii…..

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bishaar waa isaga baxay Siiriya ugu danbayn.

    Caasimada Dimishiq,waxaa Gacanta kuwada dhigay mucaaradka.

    Madaxtooyada,Garoonka diyaaradaha iyo Xaruntii TV ga,ayaa ka mid ah Goobaha Mucaaradku qabsaday.

    Dhamaan Wasaaradihii waxay Gacanta ugaleen mucaaradka,iyadoon wax iska hor imaada ka dhicin.

    Shacabka,ayaa soo dhaweeyay Mucaaradka,iyagoo Wadooyinka uga hortagay Saraakiisha Mucaaradka.

    Xukunkii reer Asad ee mudada 50-ka Sano kasoo talinayay Siiriya,ayaa sidaas kusoo afjarmay.

    Dhanka kale,waxaa ku haray Bariga Dhexe Quwad Israa’iil iyo danaha Galbeedka khalkhal gelin karta Iran oo iyadana la saadaalinayo dhawaan in ay ka bilowdaan Kacdoono Shacab oo la abaabulay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.