Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abiy oo si weyn uga adkaaday Xasan Shiikh
    Somalia

    Abiy oo si weyn uga adkaaday Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abiy in uu salaamo xataa ma’ahayn,iyadoon Sadex arimood la samayn…..

    1.In Saldhigii Milleteri meesha laga saaro.
    2.In isfahankii loo badalo Ganacsi.
    3.In uu Abiy ka laabto MoU oo bixiyo raaligelin.

    Hada,waxaa dhaboobay hadalkii Abiy ee ahaa Badda,waxaan ku gaarayaa xoog ama xeelad.

    Abiy,waa ka adkaaday Xasan Shiikh Sanad iyo Bar kadib,waana karbaashay oo isagoo dulaysan,ayuu isa soo hor fariisiyay.

    Waxa iswaydiinta mudan waxay tahay…

    Xasan isbahdilida uu isbahdilay muxuu ka faa’idayaa xiligan?

    Haduuba Abiy hor fariisanayo oo utanaasulayo mar hore in uu sameeyo ayay ahayd oo uusan la daahin si uu uxakameeyo taageerada Itoobiya ay siinayso JL.

    Itoobiya,waxay JL siisay Baasuukayaal Duleeliyayaal ah oo dagaalkii Shalay wax weyn ka taray,kuwaasoo gaarayay 30-Xabo iyo Rasaas door ah.

    Waa loo baahnaa in Xasan fashilmo gudo iyo dibad,sababtoo ah,waa Qalbi xun yahay,waxa uu ka Shaqaynayana mahan Dan Umadeed.

    Balse mida Qof walba oo Somaliya taabanaysa,waa in MW Somaliyed oo 70-jir Laba jeer Xil qabtay lehna khibrad Siyaasadeed Wiil Yar oo Orom ah Jeebka ku ritay.

    Waa Madaxweynihii Labaad oo Somaliyed ee Abiy kufsado,waana mid muujinaysa in Caalamka kale iskadaaye Itoobiyaanka iyo Kenyanka naga hogaamiyayaal sareeyaan oo aanan isku dhererin karin.

    Xasan Siyaasiyan,waa mayd soconaya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.