Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirka Amniga DFS Oo si dadban loo baajiyay.
    Somalia

    Shirka Amniga DFS Oo si dadban loo baajiyay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Amniga DFS ee Sharciyada QM haysata si dadban,ayaa loo baajiyay.

    Waxaa loo badalay in looga hadlo Amniga guud,iyadoo laga saaray Labadii Qodob ee JL iyo Turkiga.

    Ujeedka Qodobadaa looga saaray,ayaa ahaa Wasiirada kasoo qaybgalay oo aan la rabin in xogta hoose ay ogaadaan.

    Qodobada looga hadlay,waxaa ka mid ahaa Beeralayda Shabeelada Hoose oo aad uga cabanaya Isbaarooyin gaaraya 16 oo yaala inta udhaxaysa Janaale iyo Xamar,kuwaasoo looga qaado Lacag fara badan.

    Yaanyada kasoo baxda Beeraha Janaale oo Xamar ujirta 90-KM,waxaa ka raqiisan mida ka timaada Kenya,waxaana kalifay Isbaarooyinka.

    16-kaas Isbaaro,waxay uyaalaan DFS,KG,Qabiilooyinka iyo Argagixisada.

    Sida aan xogta ku helay Shirka Amniga oo kooban Beri,ayuu dhacayaa,waxaana Maanta jiray kulamo gaar gaar ah oo Xasan la yeeshay Saraakiishii Gacanta ku haysay hawlgalkii fashilmay ee Raaskanbooni.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.