Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baanka Aduunka oo joojinaya wada Shaqaynta DFS
    Puntland

    Baanka Aduunka oo joojinaya wada Shaqaynta DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baanka Aduunku,waxa uu joojinayaa taageeradii Maaliyadeed ee uu siin jiray DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

    Go’aanka Baanka Aduunka,ayaa hirgalaya Bisha Janaayo ee 2025.

    Go’aanka Baanka Aduunka,ayaa ku qotoma kala qaybsanaanta Siyaasadeed ee Wadanka iyo Deeqihii oo ay Villa Somaliya Siyaasadaysay.

    Baanka Aduunku,waxa uu aad dhibsaday kana bixiyay digniin Lacagihii laga hakiyay PL kal hore,waxaase xaalku Cirka isku sii shareeray markii JL laga reebay Lacagtii Kabida ahayd ee ugu danbaysay.

    “Hadii DG walba oo aad isku qabataan Siyaasad,aad Lacagta Baanka Aduunka ka xanibaysaan masii wadi karno taageerada”Ayaa kagu yiri qoraal loo diray Xamar.

    Taageerada Baanka Aduunka,ayaa iskugu jirtay Kabid Miisaaniyadeed iyo maalgelin Mashaariiceed.

    Somaliya 80%, Mashaariicda laga fuliyo,waxay ubateen kuwa ka yimaada Baanka Aduunka.

    Maamulka Xamar,ayaa isku dayaya in uu ka daba tago,balse shuruuda ku xiran,waa Somali Siyaasad ku midaysan.

    Warkan,sababta uu uyahay Wanaaga,ayaa ah in waxa kaliya ee Maamulka Xamar saamayn ku leeyahay ay tahay Mashaariicda Caalamka Somaliya siiyo,waxaana imaan doonta in si gaar gaar ah Maamulada Caalamku ula dhaqmo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.