Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Daacish oo Diyaarinaysa weeraro ka dhan ah Ciidamada iyo Magaalooyinka PL
    Puntland

    Xog:-Daacish oo Diyaarinaysa weeraro ka dhan ah Ciidamada iyo Magaalooyinka PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Daacish inta udhaxaysa Toga Biyo Kulule iyo Toga Jaceel ayay iskugu gaysay Maleeshiyaadkeedii iyo Qalab,waxaana ku sugan halkaas hogaamiyayaasha ugu sareeya Kooxda.

    Kooxda Daacish,waxay ku diyaarisay Maleeshiyaad gaaraya 300 oo fuliya Qaraxyo,Miino Dhulka lagu Aaso iyo Drons Qaraxyo xanbaarsan Shan Xarumood oo kala ah…….

    B.Goob oo Degmada Qandala udhow.

    T.Turmasaale oo ah Wadada Buurta laga fuulo ee Beeli-wacatay.

    J.Hoobato oo ah Balidhidhin.

    X.Toga Maroodi Magale oo ah Timirshe.
    .
    Kh.Toga Xaroowe Ceelka Xabley ee Tasjiic.

    Weerarada Bosaso ay uqorsheeyeen?

    B.Diyaarado is qarxiya.
    T.Saxiimado Miinaysan.

    Xarumaha Bartilmaameedka u ah,waa…..

    B.Dekeda Bosaso.
    T.Garoonka Bosaso.
    J.Goobaha Dadku ku badan yahay.

    Fulinta Qaraxyadan,waxay uxilsaareen Maleeshiyada ay ku diyaariyeen Biyo-kulule.

    Halkeee Sahaydu usoo martaa?

    Deegaamada ay Sahaydu umarto kooxda Daacish,ayaa kala ah…

    B.Gargoore.
    T. Buqcatuuti.
    J.Timirshe.

    Kooxdu,waxay ku diyaarisay halkaas Maleeshiyo ka kooban 60-Xubnood oo Biyaha ka caba Ceelka Doogeye.

    Halkee Sahaydu uga timaadaa?

    B.Qardho.
    T.Xumbays.
    J.Xiriiro.

    Togaga furaha u ah Jabka kooxda?

    1.Toga Bilo.
    2.Toga Ufaynta yar.
    3.Toga Ufaybta weyn.
    4.Toga Dhiig weyn.
    5 .Toga Igdhays.
    6.Toga Dalal Qorayo.
    7. Toga Rooqaan oo Ceel ku yaal.

    Togagan,waa kuwo aad udhaadheer oo Biyahoodu soo gaaraan Uurcaleed,waxaana Afka Togagaas ay jiraan Il iyo Camayra.

    Togagan,waxaa horay uqabsaday Shabaab taasoo usahashay in ay gaaraan IL,Camayra iyo Dalguran.

    IL iyo Camayra,waa Saldhigyada muhiimka ah ee kooxda Daacish.

    Buurta muhiimka ah?

    Jarco,waa Buurta ugu dheer Calmiskaad,iyadoo korkeeda ay ku dagi karaan Diyaaradaha Qumaatiga ukaca.

    Buurtan,waa muhiim qabsashadeedu,waxayna soo dadajinaysaa in Daacish si dhamaystiran ujabto.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.